Puntland Oo Wasiir Federaal Ah Xafiis Ka Joojisay

0
Deni Oo Xil U Magacabay Siyaasi Ka Goostay Somaliland

Maamulka Puntland Ayaa Joojiyay furashada Xafisyada Siyaasaded Ee Xildhibaanada Dowlada Federalka ah Ee ka soo Jeeda Puntland Xili Uu Maanta Xarun Uu Ka Furtay Gobalka Sanaag Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Mr Jamaal oo ah wasiir iyo xildhibaan Federaal ah oo ka soo jeeda Bariga Sanaag.

Wasiirkan oo hore u yimid Badhan ayay Somaliland faro gelin ku tilmaantay laakiin wali kama hadal xafiisyada uu hadda duranayo.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.