Puntland Oo ku Hanjabtay In Dhiig ku Daadan Doono Doorashadda Somaliland Hadii La Keeno Sanaadiiq Gobaldda Sool Iyo Sanaag +Muqaal

0

Garoowe(Sayruuq)– Wasiiradda Amniga iyo Warfaafinta maamulka Puntland ayaa ka digay in sanaadiiqda codbixinta doorashadda la geeyo  deegaano ka tirsan Sool Iyo Sanaag,waxaanay ka hanjabeen in araintan ay keento dhiig daata .

Maamuulka Puntland ayaan ku soo dhawaan hadal ay ku soo tuuraan somaliland intii ka danbeysay maamuulkii faroole ,waqtingan ay hadaladda caatadda soo direen ayaa ah waqti doorashadii ay ka hadhsanyihiin sagaal cisho kaliya .

somaliland ayaan wali u jawaabin hadaladda ka soo yeedhay maamulka Puntland ,wasiiradii wasaaraddaha ee jawaabtan bixin lahaa ayaa ku mashquulsan u ololaynta guddomiyaha xisbiga taladda haye ee Muj Muuse Biixi Cabdi .

Sayruuq News

Xafiiska Hargeysa

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.