Prof Galaydh oo Geeriyooday

0

Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun. Ilaahay ha u naxariisto Prof. Ali Khalif Galaydh oo hadda Ku geeriyooday Jigjiga DDS.
Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu janooyinkiisa geeyo.
Samir iyo qoyskiisii qaraabadii iyo umadda ku abtiraata magaca Soomali. Gaar ahaan Qaranka JSL.

Geerida siyaasi Galaydh ayaa xaqiijiyay siyaasi abdilahi Geeljire.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.