Prof Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Guddoomiyaha Guurtida

0

Hargeysa(Sayruuq) Hoggaamiyaha Khaatumo Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in aanay wax dhib ah u arkin goleyaasha baarlamaanka la mariyo heshiiska Khaatumo iyo Somaliland kadib markii uu guddoomiyaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan sheegay in heshiis aanu jirin ee ay soo jeedin tahay isaga oo u muuqday in uu doonayo in golaha la keeno heshiiska.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.