Odayaasha Iyo Waxgaradka koonfurta Hargeysa Oo Ka Digay Rabshado Ka Dhaca Deegaano Bari Ka Xiga Degmada Salaxlay

0

Hargeysa(Sayruuq.com)-Odayaasha iyo waxgaradka dega koonfurta magaalada hargeysa ayaa ka digay rabshado ka dhaca deegaano lagu muransan yahay oo ah deegaano bariga ka xiga degmada salaxley, Waxaana ay wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Waran Cadde  ku eedeeyeen inuu wado amni daro.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.