Nuxurka Su’aalo La Waydiiyay Guddoomiye Cirro Oo Dalka Ku Soo Laabtay: Muuqaal

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddoomiyaha xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa dalka ku soo laabtay kadib markii uu muddo ku soo nasanayay magaalada Nairobi. waxa la waydiiyay su’aalo ku saabsan qorshaha iyo qaabdhismeedka xisbiga Waddani waxa laga bedelayo.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.