Nin iska dhigay madaxweyne Uhuru Kenyatta oo lacag badan dhacay

0
Nin iska dhigay madaxweyne Uhuru Kenyatta oo lacag badan dhacay

Nin iska dhigay madaxweyne Uhuru Kenyatta oo lacag badan dhacay
Booliska dalka Kenya ayaa doonaya iney muddo 10 maalmood ah xabsiga kusii hayaan 7 nin oo lacag dhan 10 milyan oo shilin ka dhacay madaxda shirkadda Sameer Africa, iyadoo midkood uu isaga dhigay madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Wargeyska maxalliga ah ee Daily Nation ayaa shaaciyay in Saraakiisha ciidanka ay dalbadeen in la siiyo wakhti ay ku dhammeystiraan baaritaannada ay ku sameynayaan raggan tuuganimada lagu tuhunsan yahay.

Halkan guji oo akhriso warbixinta oo dhammaystiran

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.