“Nin Hantii Umadda Wada Urursaday Oo Jeebku U Buuxo Ayaa Ku Odhanaya..,” Sheekh Aadan Siirro

0
“Hay’adaha Keena Komdhomka, Ayaa Leh Sino (Kufsi) Ayaanu La Dagaalamaynaa…” Sh. Aadan-Siiro

“Marka aad tidhaa waar hantida umadda daaya waa xaaraan oo adiguna waad ku dhimanaysa, Muslimiinta ayay ka dhexaysa, markaas ayaa nin hantidii umadda oo dhan jeebka ku shubtay oo jeebku u buuxo umaddiina wada bakhtiyaysa ayuu ku odhanaya siyaasad baa laga hadlay..,” Sheekh Aadan Siirro

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.