” Natiijo Lagu Dhawaaqayo Ama La Saxeexay Ma Jirto,” Xisbiga Waddani

0

Hargeysa(Sayruuq) Xisbiga Waddani ayaa beeniyay in Musharrax Cabdiraxmaan Cirro saxeexay natiijada doorashada Somaliland. afhayeen Ibraahin Mahdi Buuba ayaa beeniyay war uu sii daayay telefishan, islamarkaana bulshadu isla dhexmaraysay oo ah in natiijada la saxeexay laguna dhawaaqayo.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.