“Natiijo Lagu Dhawaaqaya Ma Jirto Ilaa Cabashadayada La Dhammeeyo,” Musharrax Cirro

1

Hargeysa(Sayruuq) Musharraxa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in aanay suuro gal ahayn in doorashada lagu dhawaaqo inta aan laga qancin cabashada xisbigiisu Komishanka doorashada hor dhigay. guddida waxa ka dhammaanaya muddada todobaadka ah ee ay ahayd in ay natiijada ku soo bandhigaan.

Comments

comments

1 COMMENT

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.