Muxuu Yahay Wararka Ramaax Sheegay Ee Haya Badhasaabka Sanaag?

0
Khudbaddi Ramaax Oo Oo Buuq Dhalisay Iyo Dhalliisha Burco Uu Huwiyay

Hargeysa(Sayruuq) Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax oo ka hadlayay xilwareejinta wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegay in warar hayo badhasaabka Sanaag Axmed Cabdi Falay. Hadalkan aanu faahfaahin ayaa loo arka in uu Mudane Falay laga qaadayo xilka.
Hadalka badhasaab Ramaax ku kaftamay ayaa marag u ah xogo shabakadda Sayruuq heshay oo ah in jirto hadal hayn xooggan oo ah in badhasaabka gobolka Sanaag loo magacaabayo isu duwaha wasaaradda warfaafinta gobolka Sanaag Maxamuud Maxamed Sarraaf. Xogaha ayaa sheegaya in Suxufi Sarraaf kalsooni badan ka haysto Madaxweyne Muuse islamarkaana la sugayo in uu dhawaan magacaabo

Sayruuqnews
Hargeysa-Somaliland
Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.