Muxuu Eng Faysal Eedihii Ugu Cusla Ugu Jeediyay Xukuumadda Biixi?

0

Waar Somaliland way iska fadhiisatay,  way seexatay gacmaha ayey laabatay awood ay Adduunka kula hadasho ma leh , wax Adduunka ka socda ma oga, Markaa Imika Somaliland ka hadli maynee diyaaradaha ayaynu u hadlayna,” Eng Faysal waxa uu intaasi raaciyay “Somaliland tartan gelaysa oo xulufadeeda ka faa’iidaysanaysa oo firfircooni ma jirto,”

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.