“ Muuse Biixi, Siilaanya sameeyay, oo madaxweyne ka dhigay” Cukuse.

0

Cakusow Muuse ilaahayba sameeyay, ilaahaybana madaxweyne ka dhigaye, ilaahay waa ogyahay xoolahaad aad waddankan ka boobtay ee aad shuraakooyinka kula gashay shariikadaha.

Shariikadaha dalkan u adeega, ee lacagtii xaaranta ahayd ee danyarta laga dhacay shuraakadda lagula gallay waxaan leeyahay waar ummadda ku soo celiya xoolaha danyarta, Cukuse ma lahayne, haddii kale wallaahi inaydun ku guban.

Cukusow guryaha 10 ka kor u dhaafay ee aad masalaha iyo Jungle ka ka dhisatay, xoolahii danyarta weeyan wallaahi inaanay ku waddayn, maalin kale ayaad u joogi adigoo leh “ Ololayeey, edayeey” weligaba ubadkaaga ku quudi xaaranta.

Maxamed Dhiridhaba.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.