Muuqaal:Madaxtooyada Oo Ka Hadashay In Wasiirro La Xayiray

0

Afhayeenka madaxweynaha xilka ka degaya ayaa sheegay in aanay jirin wasiirro loo diiday in ay dalka ka dhoofaan, sidoo kalena waxa uu sheegay in aan wasiirrada laga celin madaxtooyada. warar soo baxay ayaa sheegay in xil wareejinta ka hor aanay masuuliyiinta xukumaddu dhoofi karin shaki la xidhiidha lunsi hantiyeed.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.