Muuqaal: Wasiirkii Ciyaaraha Ee Somaliland Oo Xamar Ka Soo Laabtay

0

Hargeysa(Sayruuq) Wasiirkii ciyaaraha ee xukumaddii Daahir Rayaale oo sannado kadib ku soo laabtay Somaliland ayaa ammaanay doorashada ka dhacday Somaliland. Maxamuud Siciid Maxamed waxa uu si gaar ah u soo dhaweeyay in gobollada bariga Somaliland qayb ka noqdaan sanadkan hannaanka doorashada.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.