Muuqaal: Wasiirka Duulista Soomaaliya Oo Sheegay In La Wareegista Maamulka Hawadu Gabagabo Tahay

0

Muqdisho(Sayruuq) Wasiirka wasaaradda duulista Soomaaliya ayaa sheegay in bishan ay dhammaystirayaan qalabaynta xarumaha laga maamulayo hawada Soomaaliya iyo Somaliland islamarkaana ay horraanta 2018 u qorshaysan tahay in ay si buuxda ula soo wareegaan hawada. Waxa uu sheegay in mashaariic ay ku lug leeyihiin ka socoto Hargeysa laakiin, faahfaahin kama bixin.

 

Sayruuqnews

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.