Muuqaal: Sheekh Aadan Siiro Oo Khudbaddiisa Diiradda Ku Saaray Madaxweynaha La Doortay

0
“Haddii Xukumaddu Hadli Waydo Xanta Iyo Mucaaradaddu Way Sii Kordhaysa,” Sh. Aadan Siirro

Hargeysa(Sayruuq) Sheekh Aadan Siiro ayaa khudbaddiisii jimcaha diiradda ku saaray madaxweynaha la doortay ee Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi waxaanu soo bandhigay talooyin la gudboon hoggaanka cusub ee dalka.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.