Muuqaal: Hay’ad Xukumadda Ka Mid Ah Oo Shuruud Ku Xidhay Xilwareejinta Wasiirrada

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddoomiyaha hay’adda la dagaallanka Musuqmaasuqa ayaa sheegay in ay goob joog ka noqonayaan xilka iyo xoolaha ay wareejinayaan masuuliyiinta xukumadda kadib markii ay sameeyeen xog ururinta hay’addaha dawladdu hantida guud ee ay hayaan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.