Muuqaal: Faysal Cali Waraabe Oo Duray Doorashada Madaxweyne Muuse Lagu Doortay

0

Hargeysa(Sayruuq) Hoggaamiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa shaki galiyay in doorashadii madaxtooyadu u dhacday si hufan waxaanu sheegay in aanu garanayn si ay ahayd laakiin, uu aqbalay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.