Mustafe Qodax iyo Baaqshacab

0
enator Mustafe Qodax Oo Ganafka Ku Dhuftay Fursad Uu Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Sheegay Inay Khasaarisay Somaliland

Anigu midhkaan hubaa waxa weeye ninka dagalkiisa iyo inta la dagan xumaani u gasho islamarkaana maarayn kari waaya siduu ula noolaan lahaa, inaanu meel kalena guul ka keenayn.
Tusaale: siyaasiyiinta reer koonfurku markay doonayaan in somaliland si qaldan wax looga sheego ama la caayo waxay adeegsadaan inta somaliland baa nalagu dulmay tidhaahda, markay arin masiiriya doonayaan inay somaliland kala hadlaana waxay raadsadaan kuwa laga cabanayo ee magacyada khatarta ah loo bixiyey sida; heego, jeegaan iyo wixii lamid ah, cidina nin yidhi waa lay eryanayaa wax ma waydiiso, ka ku eryanaya ayuunbaa la raadsanayaa, waana sababta aan u go’aansaday inaan ku faano inaan somaliland anigu leeyahay oo aanan wax kale oon ku gorgortamo haysan.

xildhibaan MustafeMQodax.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.