Musharrax Cirro Oo Sheegay In Aanay Si Xalaal Ah U Dhicin Doorashada

0

Hargeysa(Sayruuq) Musharraxa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo warbaahinta la hadlay waxa uu sheegay in aanay doorashada Somaliland ka dhacday ahayn mid xalaal ah, islamarkaana lagu shubtay guud ahaan codadka dalka oo dhan.

Mudane Cirro ayaa sidaas sheegay markii guddida doorashadu siisay natiijada uu ka keenay doorashada waxaanu cuskaday arrimo dhawr ah laakiin, waxa uu sheegay in aanay dawladnimada Somaliland ku burburi doonin gacantiisa.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.