Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Mar Kale La Kulmay Komishanka Doorashada

0

Hargeysa(Sayruuq) Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa mar kale caawa kulan la yeeshay guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland laakiin, lama oga waxyaabaha ay ka wada hadleen.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.