Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Hadlay Muranka Doorashada+Muuqaal

0

Hargeysa(Sayruuq) Musharraxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa guddida doorashooyinka Qaranka ugu baaqay in ay saxaan khaladaadka ku jira tirinta codadka iyo ku shubashada ay tabiyeen wakiillada Waddani. Waxa uu taageerayaashiisa ugu baaqay in ay is dejiyaan.

Hadalka Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa imanaya xilli bannaan baxyo ka dhan ah ku shubashada la sheegay ka socdaan meelo dalka ka mid ah sida magaalada Burco.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.