Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Bulshada La Hadlay

0

Hargeysa(Sayruuq)Musharraxa jagada madaxwayne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro waxa uu sheegey in wadahadalo ay la fureen komishanka doorashooyinka waxaanu dhambaal tacsi ah u direy dadkii ku geeriyoodey shaqaaqooyinkii ka dhacay Hargeysa iyo Burco.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.