Musalsalka Turkiga oo Sanadkii soo Xareeya 280 Malyuun oo Dollar

0

Maamulaha shirkadda wakaaladda caalamiga ahee Turkiga (Global Agency) Cizat Beento ayaa sheegay Turkigu inuu sannadkii musalsalaadka Tv-yada ay ka iibayaan gaadhayso lacag dhan 280 malyuun oo dollar taas sided sanno oo qudha ka hor lacagtood aheyd 100 kun oo dollar .

Maamule Bintoo ayaa ka sheegay arrinkan kullan lagu soo bandhigayay fanka iyo dhaqaalaha turkiga , (boosfoorka lixaad)ayaa ka qobsoomay magaalda Istanbuul .waxaanu xaqiijiyey Beento in aflaamta Turkidu gaarhan Musalsaladu aduunka meelkaste laga daawado . geesta kale tamoor saaju oo ah soo saaraha Musalsalka “Xariim al-Suldaan” ayaa warbaahinta u sheegay in sannadakan filmkaas laga iibsaday 40 dawladood ,dadka daawaday-na waxaa lagu qiyaasay 400 oo malyuun oo qof.

Dakhliga ka soo gala masalsalaadka Turkeya ayaa ah mid dad aad u fara badan ku tiirsanyihiin sida qolyaha dharka moodada ah soo saar iyo dikoorka oo ah kuwa qaabeya .dalka tukriga ayaa aduunka kaga jira kaalinta labaad dhina soo saarida Musalsalaadka saddexdii sanno ee u danbeeyay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.