Muqaal:Horumarka Bulsho ee ay Ku Talaabsatay Magaaladda Ceerigaabo.

0

Ceerigaabo(Sayruuq)-magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayaa laga dereemayo horumar dhanka kaabayaasha dhaqaalaha waxaa laga hirgaliyey 6 wado oo laami ahi ,iyadoo sido kale laga dheehanyo dhimayaal cusub oo magaaladda lagu soo kordhiyey dhanka gaadiidkii waxaa ceerigaabo ku soo badanaya gaadidka noocyadiisa kala duwan ,waqtiyadii hore waxaaa ka socon jiray magaaladaasi gaawadhida landcrouser ka ah balse hadda waxaa marayaa ilaa VTS iyo Tig .

Daawo Warbixantan oo dhamaystiran

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.