Mujaahidiin Ka Hadlay Doorashada Iyo Amniga Qaranka Somaliland

0

Burco(Sayruuq) Mujaahidiinta Ururkii SNM ee gobolka Togdheer oo shir ku qabtay magaalada Burco ayaa ku baaqay in ammaanka la ilaaliyo guddida doorashooyinka Qarankuna si caddaalad ah uga shaqayso hawsha loo igmaday ee doorashada.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.