Mucaaradka Somaliland Oo Go’aammo Soo Saaray

0

Hoggaanka labada xisbi ee WADDANI iyo UCID oo ay kala hoggaaminayaan mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ayaa laga soo saaray go’aammo ay ka mid yihiin;

Waxay labada xisbi xalka xaaladda iyo marxaladda dalku marayo u arkaan im

  • Dalka laga qabto doorasho madaxweyne oo xilligeedii laga soo hormariyay sanadkan 2020 maaddaama Muuse ku fashilmay hoggaaminta dalka,
  • In doorashada baarlamaanka la qabto isla sanadkan 2020 maaddaama goluhu muddo dhaaf yahay in ka badan 10 sanno iyo in sidoo kale isla sanadkan la qabto doorashada goleyaasha degaanka.

Faahfaahinta shirka jaraa’id ee labada guddoomiye wada qabteen halkan kala soco

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.