Moogananta Wasiir ZamZam Waxay Dhashay Mideynta Manhajaka.

0

Hargeysa(Sayruuq)- Wasaaradda waxbrashada iyo Tacliinta Sare Ee SOmaliland ayaa keentay dalka Manhaj cusub oo mideyna Dugsiyadda hoose dhexe ee somaliland iyo kuwa soomaaliya ,Mideynta Manahajkan oo wasaaraddu aqbashay ayaa lagu soo bandhigay sawradooda wareegta Hubaal kuwaaso hore u baahiyey wararka Mideynta Manhajka balse ay iska indha mariyeen Saraakil ka tirsan wasaraadu .
Sida Ilo xogaagal ah noogu warmeen wasaaradda ayaa ku hawalan waqti xaadirkan badalida coverka sare ee boogaga kuwaaso ay ku xardhantahay khariiradii somaliya xilgii ay midka aheyd .taaso madbacdaha dalku sameynayaa cover cusub oo ay ku sawirantahay khariiradda Somaliland.

Wasiirka hawshan u xilsaaran tayeynta ilaalinta mabaadida ubaxa baritoole , kobcinta maskaxeed iyo tan qadiydda somaliland waxay u daycadey Safaro aaney waxba ka quseyn oo aad moodi iney Madaxweyne ku xigeen dalka ka tahay iyadoon wax ogaal ah ka heyn Dayacnaanta Manahjki Waxbrashada .Manhajka-somaliland2

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.