Midowga Yurub oo cambaareeyey xilka Qaadistii Xasan Kheyre.

0

Midowga Yurub oo cambaareeyey xilka Qaadistii Xasan Kheyre.

U qaabilsanaha Midowga Yurub ee Somaliland iyo Somalia ayaa cambaareyay xilka qadista Raysal wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre isagoo ku tilmaamay qaabka xilka looga Tuuray ku tumasho ay u gaysteen dastuurka soomaaliya.

Hadalka uu u qaabilsanahu ku qoray boggiisa Twitter ayaa u dhignaa sida tan:

“Ficilladani waxay ixtiraam darro u geysanayaan dastuurka Soomaaliya, kaasi oo Midowga Yurub uu maalgeliyey” Ayaa lagu yidhi war ka soo baxay EU.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.