Mbapppe iyo Holland oo Tagaya Real Madrid

0

Kooxadda Real oo ku  ku guuldareystay in ay xagaagii hore la soo wareegto 2021, Kylian Mbappe , waxaa uu sheegay  Real Madrid inuu sugi doono hal sano ka hor inta uusan ku biirin sidaas darteed ma jirto sabab lagu aamino inuu hadda cusbooneysiin doono qandaraaskiisa paris.

Real Madrid waxay u taagantahay hadii ay waydo Mbappe in ay suuqa kala iibsiga xoog ugu gali doonto sii ay u hanan laheyd xidiga Holland iyadoo sugaysa kaliya dhawaaqa ka soo yeedha Paris sidii ay hawshan u gali laheyd.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.