Maxkamadda Oo Mar Kale Go’aan Ka Gaadhay Cabdi Ilay

0
Maxkamadda Oo Mar Kale Go’aan Ka Gaadhay Cabdi Ilay

Maxkamadda Oo Mar Kale Go’aan Ka Gaadhay Cabdi Ilay
Dacwadda Madaxweynihii hore ee gobolka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Ilay) iyo afar xubnood oo la xidhan ayaa mar kale dib loo dhigay. Waxa dib loo dhigay muddo 10 cisho ah iyada oo la dhegaysan doono 29 October waana markii 5-aad ee dib loo dhigo muddo dhawr bilood ah oo uu xidhna.
Xeer Ilaalinta ayaa inta badan ku sababeeya muddo kordhintooda in ay wadaan baadhitaanno ku saabsan kiiska inkasta oo hore maxkamaddu ugu canaanatay in ay doonayaan in ay iskaga haystaan xabsiga xukun la’aan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.