Maxkamadda Oo Go’aan Ka Gaadhay Kiiska Abees

0
Maxkamadda Oo Go'aan Ka Gaadhay Kiiska Abees

Maxkamadda Oo Go’aan Ka Gaadhay Kiiska Abees
Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka go,aan ka soo saartey Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ay xabsiga dhigtey isla markaana xidhnaa Muddo 42 cisho

Maxkamada ayaa saaka ku dhawaaqdey in Abwaan Cabdiraxmaan Abees ay ku weyday dhamaan eedeymaha iyo danbiyada ay xeer ilaalintu ku soo oogtey isla markaana ay dib xoriyadiisa ugu soo celisay.

Xukunka Maxkamada ayaa waxaa racfaan ka qaatey Xeer ilaalinta Somaliland oo iyadu danbiga ku soo oogtey

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.