Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Xukuntay Nin Eedo Ka Sheegay Facebook Live

0

Hargeysa(Sayruuq) Maxkamadda gobolka Maroodijeex ayaa xukun ku riday nin barta bulshadu ku xidhiidho ee Facebook si toos ah uga dhalliilay garsoorka Somaliland. Janan Oogo oo lagu yaqaanay in uu ka hadlo tabino toos ah oo uu bartiisa Facebook ka sameeyo ayay maxkamaddu ku heshay dambi ah in uu garsoorka ka been abuurtay

 

Sayruuqnews                                                   

Hargeysa-Somaliland

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.