Maxay Noqonaysa Jinsiyadda Reer Somaliland?

0
Maxay Noqonaysa Jinsiyadda Reer Somaliland?

Maxay Noqonaysa Jinsiyadda Reer Somaliland?
Wasiir ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa soo jeediyay in laga fikiro sidii jinsiyadda Somaliland looga cayimi lahaa Soomaalida kale, islamarkaana loo heli lahaa jinsiyad u gaar ah.

Arrintan ayaa imanaysa iyada oo hore xildhibaanno u sheegeen in loo baahan yahay in Soomaaliya looga tago magaca oo Somaliland loo bedelo magac kale sida Jamhuuriyadda Geeska Afrika.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.