Maxamuud Xaashi”Soomaalinimo Cuqdad Kama Qabno,”

0
Maxamuud Xaashi

Maxamuud Xaashi Cabdi wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland ayaa sheegay in Soomaalidu kala dawlado tahay laakiin, ehelnimada iyo Soomaalinimadu tahay mid ka dhexaysa dhammaan umadda Soomaalida.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.