Maxamuud Xaashi”Muddo Xileedkii Madaxweynuhu Wuu Dhammaaday,”

0
Maxamuud Xaashi

Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ay tahay xeer in la kala saaro guddoomiyaha Kulmiye iyo Madaxweynaha oo uu xilkaasi banneeyo madaxweyne Biixi sidii Siilaanyo ugu wareejiyay markii uu madaxweynaha ahaa.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.