Maxamed Kaahin Oo U Hanjabay Guddomiye Cirro

0

Maxamed Kaahin Oo U Hanjabay Guddomiye Cirro
Wasiirk arrimaha gudaha Somaliland md. Maxamed Kaahin Axmed ayaa mar uu saaga saxaafadda la hadlaayay hanjabaad hawadda u mariyay guddomiyaha xisbiga mucaaridka ee Waddani Dr Cirro. Maxamed kaahin ayaa sheegay in cirro isku dayay in uu kiiski dilka labbada sarkaal dusha uga tuuro isala markaan uu qorshaha dilkood wax ku lahaa balse dacawadda kiiska baadhitaanka qey ka noqon doono cirro waa sida uu sheegay Wasiirkuye.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.