Maxaa ka soo cusboonaaday Dhacdadii Wariyihii la waayey Jamaal Khashoggi?

wariye ka tirsan Tv-ga CNN ayaa sheegay in Boqortooyada Sacuudigu ay u diyaargaroobi sidii ay u soo saari lahayd qoraal ay ku qiran in Jamaal lagu dilay

0
CIA-da Mareykanka oo sheegay in Amiir Maxamed Bin Salmaan uu ka danbeeyay dilkii Jamaal Khashoggi

Maxaa ka soo cusboonaaday Dhacdadii Wariyihii la waayey Jamaal Khashoggi?

Istanbuul(Sayruq)- Ilo wareedyo ka Soo baxay xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee wadanka Turkiga ayaa u sheegay Tv-ga Aljazeera in baadhitnadda uga horeeya ee laga sameeyey gudaha qunsuliyadda wadanka Sucuudiga ku leeyahay dalka Turkiga agar ahaan magaaladda Istanbuul ay muujisay cadeymo u muuqda ama cad oo ah in la dilay wariye Khashoggi,balse la isku dayey in la qariyo.
wariye ka tirsan Tv-ga CNN ayaa sheegay in Boqortooyada Sacuudigu ay u diyaargaroobi sidii ay u soo saari lahayd qoraal ay ku qiran in Jamaal lagu dilay gudaha Qunsuliyada si aan badheedh ahayn xili baaditaan lagu sameynayey. (Su’aalo la weydiinayey).

Wakaaladaha Wararka/Sayruuqnews

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.