Maxaa ceeb ka dhigay in madaxweynuhu xisbigiisa u ololeeyo

0
Maxaa ceeb ka dhigay in madaxweynuhu xisbigiisa u ololeeyo
Maxaa ceeb ka dhigay in madaxweynuhu xisbigiisa u ololeeyo.
Muuse Biixi cabdi waa madaxweynaha qaranka somaliland, sidoo kalena waa gudoomiyaha xisbiga talada haya ee Kulmiye, marka ay timaado doorasho qofka hogaaminaya xisbiga ee ololaha xisbiga majaraha u qabanayaa waa madaxweynaha ahna gudoomiyaha xisbiga.
Sharciga ayaa ogol iyo xeerka xisbiyada in madaxweynuhu xisbi yeesho una ololeeyo.
Madaxweynuhu dhex dhexaad kama noqon karo ololaha doorashada waayo waxaa madaxweynaha ku waajib ah in uu xisbiiga soo saaro oo uu helo aqlabiyada.
Waa dood jaban raga ku khudbadaynaya madaxweynuhu wuxuu gashaday shaadh xisbi, waa wajib saaran madaxweynaha in uu xidho shaadhka xisbigiisa iyo koofiyada xisbigiisa.
Caarshe

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.