Masuuliyiin Xukumadda Biixi ka tirsan Oo Xafiis Isku Fara saaray

0

Khilaaf gacan ka hadal sababey ayaa saaka xarunta Hay’dda Dhawrista Tayada Somaliland ku dhex-marey Guddoomiyaha Haya’adda dhawrista tayada Muuse xasan x, yuusuf iyo Guddoomiye ku-xigeenka haya’dda Cabdi-waasac Yuusuf Alla magan,

Labadan masuul ayaa in muddo ah u dhaxeeyey khilaaf salka ku hayey awoodaha shaqada ee labada masuul, kaasi oo saaka soo if baxay .

@Suxufi Badri Koosaar

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.