Masuuliyiin Uu Hogaaminaayo Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Gaadhay Degmada Bali-Dhiig Iyo Kulamo Ay La Qaateen Dadka Deegaanka.

0

Burco(Sayruuq) Masuuliyiin Uu Hogaaminaayo Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Gaadhay Degmada Bali-Dhiig Iyo Kulamo Ay La Qaateen Dadka Deegaanka Waxaana Masuuliyiintani Goobta U Tageen Inay Dejiyaan Xaalada Amaan Ee Degmada Iyada Oo Ay Kulama La Qaateen Dadka Deegaanka.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.