Masuuliyiin Ka Socday Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Khudbado Ka Jeediyey Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Iyo Qodobo Xasaasi Ah Oo Ay Kaga Hadleen.

0

Hargeysa(Sayruuq):-masuuliyiin matalayey xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid ayaa khudbado ka jeediyey shirweynaha golaha dhexe ee xisbiga Waddani oo haatan si toos ah uga socda magaalada Hargeysa.

Masuuliyiinta Kulmiye Iyo Ucid waxay soo dhaweeyeen shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani maanta qabsanayo.

Afhayeenka xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Xasan Gaafaadhi oo ka hadlay shirka Waddani ayaa ka hadlay isbahaysigii Kulmiye ee Waddani ku biiray waxaanu yidhi “Waanu soo dhawaynaynaa shirweynaga golaha dhexe ee uu qabsanayo xisbiga Waddani, waxaanan qirayaa in nimanka ka soo go’ay xisbiga kulmiye ee ku biiray Waddani inay wax badan tari doonaan xisbiga,
qodox

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.