Masuuliyiin Ka Socda 3 Xisbi Ee Somaliland Oo Kenya Jooga

0
Masuuliyiin Ka Socda 3 Xisbi Ee Somaliland Oo Kenya Jooga

Masuuliyiin Ka Socda 3 Xisbi Ee Somaliland Oo Kenya Jooga
Wakiillo ka kala socda saddexda xisbi siyaasadeed ee Somaliland ayaa dalka Kenya u jooga tababar ku saabsan doorashooyinka iyo hagida asxaabta. Wakiillada ka socda Kulmiye, Waddani iyo UCID ayaa ujeedka socdaalkooda lagu sheegay in ay waayo aragnimo ka soo korodhsadaan doorashadii Kenya ee 2017 si ay wax uga tarto doorashooyinka ku soo fool leh Somaliland.

Source:Standardmedia

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.