Masuul Xukumadda Siilaanyo Ka Tirsan Oo M. Muuse Biixi Kula Taliyay Xukumad Tiro Badan

0

Hargeysa(Sayruuq) La taliyaha dhinaca sharciga ee Madaxweyne Siilaanyo ahna afhayeenkii hore ee madaxtooyada Mr Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Shamax ayaa madaxweynaha la doortay mudane Muuse Biixi kula taliyay in uu soo dhiso xukumadda ugu tiro badan ee suuro gal ah si bulshada oo dhan iskaga aragto.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.