Masuul Xisbiga Waddani Iskaga Tagay

0
Waddani Oo Sheegay In Madaarka Hargeysa Qarka U Saaran Yahay In Uu Xidhmo

Xoghayihii duulista ee xisbiga Waddani Nuuradiin Ibraahin Diini ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaas iyo xubinimadii xisbiga Waddani, islamarkaana xisbiga iskaga tagay.

Nuuradiin oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa eedo ku sagootiyay xisbiga.

Maalmihii u dambeeyay waxa jiray isku shaandhayn guddoomiyaha xisbiga Waddani dib ugu dhisayo xisbiga waxaana la filayay in uu dhawaan dhammaystiro xoghayeyaasha xisbiga mana cadda in arrimahaasi saameeyeen Nuuradiin Diini.

Warkan oo faahfaahsan halkan kala soco

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.