Masuul Kale Oo Iska Casilay Xisbiga Waddani

0

Hargeysa(Sayruuq) Cabdirashiid Maxamed Aadan (Jeeni) oo ahaa xoghayaha cilmi baadhista xisbiga Waddani ayaa iskaga tagay xisbiga Waddani. waxa isla maanta xisbiga iskaga tagay Maxamed Xasan Dirir oo ahaa xoghayaha gaarka ah ee guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro. Siyaasiyiintan da’da yar ayaa ka qayb galay caleemo saarkii Madaxweyne Muuse Biixi oo xisbiga Waddani diiday waxaanay arrintaasi kala kulmeen cambaarayn kaga timid taageerayaasha Waddani.

Iscasilaadda Cabdirashiid Jeeni

Image may contain: text

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.