Masuul Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Biixi

0
Masuul Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Biixi

Masuul Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Biixi
Sheekh Siciid Maxamed Faarax Jire guddoomiyihii hay’adda diwaanka Sekeda Qaranka ayaa iska casilay xilkii sida uu baahiyay wargeyska Geeska Afrika. Wararka ayaa sheegaya in madaxweyne Biixi ka aqbalay istaqaaladda iscasilaadda.

Wararku waxa ay sheegayaan in Sheekh Siciid ku sababeeyay ka tagidda xilka arrimo u gaar ah oo uu uga maarmi waayay in uu u madax bannaanaado.
Sheekh Siciid waxa magacaabay madaxweynihii hore Axmed Siilaanyo waxaanu ka mid ahaa masuuliyiinta aanu madaxweyne Biixi taaban.
Masuuliyiinta iska casila xukuumadda Biixi iyo kuwa xilka looga qaado khilaaf ayaa isa soo taraya taas oo aan caado u ahaan jirin siyaasadda Somaliland.
Sayruuqnews
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.