Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland iyo Somalia

0
Madaxweyne Biixi Iyo Farmaajo Oo Kulmaya

 

Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland iyo Somalia

Dawlada Mareykanka oo dawlada fadaraalka Somaliya iyo maamul goboleedada xubnaha ka ah ee shanta ku boorisay in dib u cusboonaysiiyaan wada shaqeyntooda iyo iskaashigooda .

Qoraalkan kasoo baxay xafiiska safaarada mareykanku ku leedahay muqdisho ayaa muujinaya in meesha laga saarey in Somaliland Soomaaliya qeyb katahay .

“United States has continued outreach efforts to the Federal Government and all the Presidents of the five Member States”

“Mareykanka wuxuu sii wadayaa dadaalkiisa wacyigalinta ee Dowladda Federaalka iyo dhammaan Madaxweynayaasha shanta dowladood ee xubnaha ka ah “.
Puntland , Jubaland , Hirshabeele , Koonfur galbeed ,Galmudug.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.