Maraykanka Oo Beeniyay In Carruur Ku Dhimatay Bariire

0
Maraykanka Oo Beeniyay In Carruur Ku Dhimatay Bariire

Maraykanka Oo Beeniyay In Carruur Ku Dhimatay Bariire

Taliyaha howlgalka ciidamada Mareykanka ee Africa ee loo soo gaabiyo Africom Gen. Thomas D. Waldhauser ayaa shalay guddiga arrimaha ciidamada ee Aqalka Wakiilada ee Mareykanka uga warbixiyay howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab ee uu taliskiisu ka wado Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in aanay carruur ahayn dad lagu laayay degmada Bariire oo la sheegay in dad shacab ah oo beeralay ah si ba’an loogu duqeeyay iyada oo loo haystay Alshabaab

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.